Home » Ciyaaraha » Sidee noqon doontaa shaxda Xiliga dambe ee Macalin Arsene Wenger?Sawiro

Sidee noqon doontaa shaxda Xiliga dambe ee Macalin Arsene Wenger?Sawiro
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 4-06-16 9:48 PM

Kadib Markii lasheegay in Weeraryahanka dalka England ee Jamie Vardy uu ku biirayo Kooxda Arsenel lana dhameeyey heshiiskiisa ayaa Waxaa la soo saaray qaabka ay noqon doonto shaxda Arsene Wenger Xiliga soo socda 2016-2017.

Arsenal Wenger ayaa inkastoo oo la filayo in uu Xiligaan qarash Gareeyo Lacag aad u badan hadana waxa uu Fasixi doonaa ama keyd Gelin doonaa Weeraryahanka dalka Freance ee Olivier Giroud kaas oo ay Naceen Taageerayaasha Arsenal.

Hadaba sidee noqon doontaa shaxda Arsene Wenger?

CPMMJR Football pitch plan illustration.

CPMMJR Football pitch plan illustration.

Jamie Vardy mock up in 2015-16 Arsenal shirt

Jamie Vardy mock up in 2015-16 Arsenal shirt

3 4 5