Home » Ciyaaraha » Tababaraha xulka Morocco Herve Renard oo isreebreebka koobka adduunka 2018, ku beegmay xulkiisii hore ee Ivory Coast – wax ka Ogow isku Aadka shanta Group oo caawa la sameeyay

Tababaraha xulka Morocco Herve Renard oo isreebreebka koobka adduunka 2018, ku beegmay xulkiisii hore ee Ivory Coast – wax ka Ogow isku Aadka shanta Group oo caawa la sameeyay
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 24-06-16 8:36 PM

Waxaa si Xiiso badan uga socda dalka France koobka yurub 2016 kaas oo ay ka qayb galayaan Cayaartoy badan aad u fara badan kuwaas oo aan kaanis u helin in ay Xiligooda farasaxa laqaataan qoysaskooda iyo Saaxiibadood,

Waxaase Jira Xidigo fara badan oo Caan ka ah kubada Cagta kuwaas oo aan dheeleyn koobkaan Waxayna ku jiraan dalxiis Waxaana ka mid ah Cayaartoydaas Karim Benzema, Marco Verratti, Memphis Depay Danny Drinkwater John Terry and Xabi Alonso Peter Crouch Nigel de Jong Ashley Cole Radamel Falcao Roberto Firmino ,iyo  Jack Butland kuwaas oo kala jooga dunida.

Sidoo kale Cayaartoydaan waxaa ka mid ah kuwo aan looga yeerin dolalkooda oo dheelaya koobka Copa America Waxaana laftoodu ay ka qayb qaadanayaan dalxiiska qoysaskooda Waxaa kaloo jira Cayaartoy dhaawac ahaan iyo waxyaabo kaloo Ganaax ka mid yahay looga tagay.

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22