Home » Ciyaaraha » Tobankii Guuldaro ee ugu Xanuunka badanayn ee soo Marta dalka England+Sawiro

Tobankii Guuldaro ee ugu Xanuunka badanayn ee soo Marta dalka England+Sawiro
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 28-06-16 6:00 AM

Kadib markii Xulka dalka England uu Ceeb ugu haray koobka yurub 2016 ayaa Waxaa lasoo Saaray 10 kii Guuldaro ee ugu Xanuunka badnayn ee soo maratay dalkaas.

England ayaa waxaa 2-1 kaga badiyey dalkii ugu dadka yaraa 24 kii Wadan ee France u timid in ay dheelaan koobka qaramada yurub eeĀ ICELAND Waxaana England is casilay durbadiiba Macalinkoodii.

Hadaba Maxay kala ahaayeen 10 ka Guuldaro ee ugu xanuunka badnaa ee England ku dhacday Taariikhda.

10. Northern Ireland 1-0 England | 2005

2

9. England 0-1 Scotland | 1999

3

8. England 0-1 Germany | 2000 |

4

7. Norway 2-1 England | 1981

5

6. England 3-6 Hungary | 1953

6

5. Norway 2-0 England | 1993

7

4. England 2-3 Croatia | 2007

8

3. England 1-1 Poland | 1973

9

2. England 1-2 Iceland | 2016

10

1. USA 1-0 England | 1950

11