Home » Ciyaaraha » Waa Maxay Sababta uu Cristiano Ronaldo Calaamadaan ugu Sameeyey Madaxiisa?

Waa Maxay Sababta uu Cristiano Ronaldo Calaamadaan ugu Sameeyey Madaxiisa?
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 16-06-16 10:38 PM

Weeraryahanka Xulka dalka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa Madaxiisa ku Sameeyey Calaamad aan Horay kooga baran oo ah  Xariiqimood oo is dhinac taala uu Tintiisa ka dhex Sameeyey.

Cristiano Ronaldo oo Calaamadaan lagu arkay kulankii koowaad ee koobka yurub ee uu bareejada Galay dalkiisu ayaa waxaa Sababta uu u Samaystey Calaamadaan Zig Zaaga ah waxaa lagu sheegay in uu ku Taageerayo Wiil aad u yar oo uu ku dhacay Cudurka dilaaga ah ee Kansarka kaas oo uu dhawaan isbitaal ku booqday.

Ronaldo ayaa lagu dhaleeceeyey qaab Cayaareedkii uu soo bandhigay kulankii koowaad ee ay ladheeleen Iceland kaas oo ku dhamaaday bareejo 1-1 ah,

article-2665819-1F0766F700000578-371_634x480