Home » Ciyaaraha » ” Waan isla meel dhignay Man United heshiiska ay kula Wareegayaan Xidiga Hirving Lozano , ‘”Andres Fassi

” Waan isla meel dhignay Man United heshiiska ay kula Wareegayaan Xidiga Hirving Lozano , ‘”Andres Fassi
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 3-07-16 8:47 AM

Madaxweynaha Naadiga dalka Mexico ee Pachuca Andres Fassi ayaa Xaqiijiyey in uu dhacay heshiis afka ah oo Naadiga Manchester United ay kula wareegayaan Weeraryaahnka Naadigaas ee Hirving Lozano.

ndres Fassi” Waxaan cadaynayaa in aan qaab ahaan isla fahamnay sidii Manchester United ay Nooga iibsan lahayd Xidigeena Hirving Lozano kaas oo mudo uu socdey wadahadalka inaga iyo Naadiga England ka dhsan sidaa Waxa uu u sheegay Ninkaan oo ah Madaxweynaha Naadiga uu u dheelo Cayaarayakaan ESPN.

Hirving Lozano oo hada 20 Jir un ah ayaa Kooxdiisa waxa uu u dhaliyey 33 Gool 120 Kulan oo uu u dheeley waxaan uu soo jiitey kooxo badan oo yurub ah balse hada Waxaa lacadeeyey in manchester United ay Gacanta ku dhigtay Wiilkaan da da yar ee dalka Mexico.