Home » Ciyaaraha » WARBIXIN: Kooxaha Premier League oo ku dhawaqay liiska xiddigaha tagay iyo kuwa loo diiwan geliyay xili ciyaareedka soosocda – Arsenal, Chelsea, Liverpool, Man Utd & Man City magacyada ay fasaxeen aqriso

WARBIXIN: Kooxaha Premier League oo ku dhawaqay liiska xiddigaha tagay iyo kuwa loo diiwan geliyay xili ciyaareedka soosocda – Arsenal, Chelsea, Liverpool, Man Utd & Man City magacyada ay fasaxeen aqriso
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 11-06-16 8:40 AM

kooxaha Premier League ayaa soo gudbiyay liiska ciyaartoyda ay iska fasaxeen xilli ciyaareedka soo socda iyo kuwo u diiwaan gashan.

kooxda heysata horyaalka ee Leicester, Arsenal ama kooxda heerka labaad Aston Villa iyo Newcastle, ayaa dhamaan kamid ah 20 kooxood oo go’aansaday ka hor xilli ciyaareedka 2016-17 in ay xiddigo iska fasaxaan.

Laakiin kooxaha ayaa suuqa ka raadsan doona bedelka ciyaaryahanada ay iska faxeen si ay dib u dhis xoogan isugu sameeyaan.

Halkan waxaa idin kugu sooo gudbin doonaa ciyaartoyda kooxaha horyaalka England ay ku dhawaaaqeen in ay iska faxaeen.

Arsenal ayaa iska fasaxday

Arteta Amatriain, Mikel

Flamini, Mathieu

Rosicky, Tomas

Chelsea ayaaa fasaxday

Amelia, Marco

Musonda, Tika Kafusha

Wright, Kevin

Liverpool ayaa fasaxday

Brewitt, Tom

Cleary, Daniel

Marsh, William George

McLaughlin, Ryan

O’Hanlon, Alex Joseph

Polgar, Kristof

Sanchez Diaz, Jose Enrique

Toure, Kolo Abib

Yesil, Samed

 

Manchester City ayaa fasaxday

Albinson, Charlie

Demichelis, Martin Gaston

Oseni, Nathaniel Adeyomi Andrew

Tattum, Sam

Wright, Richard Ian

Manchester United ayaa fasaxday

Dorrington, George Edward

Powell, Nicholas Edward

Rathbone, Oliver Michael

Valdes Arribas, Victor