Home » Ciyaaraha » Wayne Mark Rooney Waa furaha xulka dalka Ingiriiska Daawo Muuqaal muujinayo inuu yahay geesiga England

Wayne Mark Rooney Waa furaha xulka dalka Ingiriiska Daawo Muuqaal muujinayo inuu yahay geesiga England
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 19-06-16 12:58 PM

Tan iyo kulankii dalka England ay ladheeleen Wales oo ay kaga badiyeen 2-1 Waxaa soo baxaysey amaan aad u fara badan oo loo jeedinayey Kabtanka dalkaas Wayne Rooneey kaas oo ku Guuleystey in uu noqday Xidigii ugu fiicnaa Garoonka Cayaartaas.

Wayne Rooneey ayaa lagu Tilmaamay halka ay shidaalka ka qaataan diyaaradaha dagaalka dalka England taas oo looga danleeyahay in uu yahay Xidiga kubada u geeya Xidig kasta isla markaana qaybiya kubadaha faraha badan ee Weerarka ay ku sameeyaan Cayaartoyda England.

Xidigaan ayaa lasoo saaray inta jeer uu kubada u dhiibay Cayaaryahan kasta oo u dheela England kulankii Wales ay ladheeleen taas oo layaab ku noqotey dad badan waxaana Sawirka hoose aad ku arki kartaa Tirada kubadaha uu dhiibay Wayne Rooneey.

3 167 4MoS2 Template Master8