Home » Ciyaaraha » Xaalad Caafimaad oo soo wajhday Silvio Berlusconi oo dib loogu dhigay beecii AC Milan

Xaalad Caafimaad oo soo wajhday Silvio Berlusconi oo dib loogu dhigay beecii AC Milan
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 11-06-16 8:20 AM

Milkiilaha kooxda Kubada Cagta AC Milan Silvio Berlusconi ayaa lasheegayaa un lagu smayn doono qaliin dhanka wadnaha ah ka dib markii Xaaladiisa laga dayriyey dhaqaatiirtuna kula taliyeen in uu qaliin deg deg ah galo.

Sidaa daraadeed ayaa War ka soo baxay Xarunta Naadiga lagu cadeeyey in uu dib loo dhigay heshiiskii lagu kala Saxiixan lahaa in inta badan Sheerka kooxdaas laga iibiyey koox Maalqabeeno dalka Shiinaha ah.

Heshiiska oo lagu Waday in uu dhaco 20 ka bishaan ayaa lacadeeyey in dib loo dhigay mudo 10 Maalmood ah waxaana uu dhici doonaa 30 ka bishaan June sidaa Waxaa daabacay La Gazzetta dello Sport iyo Sky Sport Italia,