Home » Ciyaaraha » XASAASI: Iska Ilow Vardy Arsenal Oo Awoodeeda Isugu Geyneysa Xiddig Kooxda PSG Muhiim U Ah (Tolow Waa Kee??)

XASAASI: Iska Ilow Vardy Arsenal Oo Awoodeeda Isugu Geyneysa Xiddig Kooxda PSG Muhiim U Ah (Tolow Waa Kee??)
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 12-06-16 9:16 AM

Edinson Cavani ayaa diiday £ 500,000-inuu ugu dhaqaaqo Horyaalka China si uu ugu biiro Horyaalka xiisaha badan Premier League.

Weeraryahanka ayaa la filayaa inuu ka tago Paris Saint-Germain, waxaana uu sheegay in uu doonayo in uu ka ciyaaro England, taasoo u daneyneysa kooxda Arsene Wenger.

Tababaraha kooxda Arsenal ayaa doonaya weeraryahanka ugu sareysa inuu ka dhigto Jamie Vardy oo £ 120,000-isbuuciiba uu ka qaato kooxdiisa,

Cavani aya dhaliyay 19 gool oo horyaalka Ligue 1 xilli ciyaareedkan 32 kulan oo uu saftay.

Laakiin weeraryahanka PSG ayaa la filayaa inuu raaco Zlatan Ibrahimovic oo ka dhaqaaqaya Parc des Princes xagaagan.