Home » Ciyaaraha » XASAASI: Miyaaad Ogtahay in xaaska Jamie Vardy inta badan ay ku lug laheyd rabshadihii dhaxmaray jamaahiirta England iyo Russia

XASAASI: Miyaaad Ogtahay in xaaska Jamie Vardy inta badan ay ku lug laheyd rabshadihii dhaxmaray jamaahiirta England iyo Russia
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 12-06-16 6:28 AM

xaaskiisa cusub ee Jamie Vardy ayaa “la sheegay in ay ku lug laheyd dhicida rabshadihii u dhaxeeyay taageerayaasha iyo booliska kuwasoo dhaxmaray labada dhinac ee England iyo Russia.

Rebeqah Vardy, oo 34 jir ah, ayaa sooo dhigtay sawir Twitter ka hor 8 subaxnimo oo ah inta uusan bilaaban kulanka Russia waxaana ay soo racisay In la gumaado taageerayaasha England ma socan doonto…”

Laakiin taageerayaasha ayaa aad isugu dhacay  iyadoo ciidamada France ay adeegsadeen gaaska dadka ka ilmeeysiiya ,waxaana ay bilaabeen bartiaano dhanka Twitter ah”.

waxay kaloo soo qortay xaaskaan: arintaan tageerayaasha Russia waxay muujineysaa waayo-aragnimo iyo in waligood ciyar nooc ah ciyaarin.

Sidookale gabadhaan ayaa la sheegay in isticmaaleysa sunta dadaka ka ilmeysiisa iyadoon wax fasax ah u heysan.

Rebekah Vardy