Home » Ciyaaraha » Xidig Jacayl dartiis looga Cayriyey Xulka qaranka dalkiisa oo dheelaya koobka yurub

Xidig Jacayl dartiis looga Cayriyey Xulka qaranka dalkiisa oo dheelaya koobka yurub
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 21-06-16 6:45 PM

Mid ka mid ah Xidigaha ka qayb galaya koobka yurub 2016 ayaa laga Cayriyey Xulka qaranka dalkiisa ka dib matrkii uu shaqdiisa la gudan Waayey Jacayl uu u qabo Xaaskiisa.

Macalinka Xulka dalka Waqooyiga Ireland ayaa Gurigiisa u diray Xidiga lagu Magacaabo Paddy McCourt kaas oo lagu eedeeyey in uu Markasta Mashquul ku yahay Xaaskiisa isdoo kalana uu dhawr jeer dalbaday Fasax si uu waqti ula qaato iyada Markii dambana waxa uu ku baxay qaliin ayaa lagu samaynayaa Xaaskeyga oo been ah.

Paddy McCourt ayaa sidoo kale dhawaan Waxaa laga kansalay Qandaraaskii uu kula joogay kooxda Luton Town kadib markii uu kooxdaas ku batay Cudur daarka iyo fasaxa uu markasta qaato Xidigaan oo Garabka ka dheela Waxaana Warbaahintu sheegaan in uu yahay Nin aad u jecel Xaaskiisa kana maqnaan karayn mudo dheer.

1 2