Home » Ciyaaraha » Xidigaha Xaasaska ugu Caansan qaba ee cayaari doona Koobka yurub 2016+Sawiro

Xidigaha Xaasaska ugu Caansan qaba ee cayaari doona Koobka yurub 2016+Sawiro
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 7-06-16 4:49 AM

Waxaa Tobanka bishaan ka bilaaban doona dalka France koobka qaramada qaarada yurub kaas oo ay ka qayb gelayaan 24 dal iyo Cayaartoy kabadan shan boqol oo dhamaantood dheela Horyaalada kala duwan ee Caalamka.

Hadaba Cayaartoyda ka qayb galeysa ayaa lasheegaya in intooda badan ay yihiin Xaasleyaal ama aya leeyihiin Saaxiibo ay wada socdaan waxaana la soo Saaray Xidigaha qaba gabdhaha ugu Caalamka ee dheelaya koobka yurub 2016.

IZABELA ANDRIJANIC | Mateo Kovacic’s girlfriend

1

ANN KATHRIN BROMMEL | Mario Gotze’s girlfriend

2

FIONA CABAYE | Yohan Cabaye’s wife

3

SARA CARBONERO | Iker Casillas’ girlfriend

4

SAM COOKE | Chris Smalling’s girlfriend

5

ILARIA D’AMICO | Gianluigi Buffon’s girlfriend

6

SARAH FELBERBAUM | Daniele De Rossi’s girlfriend

7

EDURNE GARCIA ALMAGRO | David De Gea’s girlfriend

8

ANA IVANOVIC | Bastian Schweinsteiger’s girlfriend

9

EMMA RHYS-JONES | Gareth Bale’s girlfriend

10

COLEEN ROONEY | Wayne Rooney’s wife

11

PILAR RUBIO | Sergio Ramos’s girlfriend

12

LUDIVINE SAGNA | Bacary Sagna’s wife

13

HELENA SEGER | Zlatan Ibrahimovic’s wife

14

SHAKIRA | Gerard Pique’s girlfriend

15