Home » Ciyaaraha » XOG: Baacsigii Kooxda PSG Tababaraha Atletico Madrid Diego Simeone oo soo dhamaaday

XOG: Baacsigii Kooxda PSG Tababaraha Atletico Madrid Diego Simeone oo soo dhamaaday
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 5-06-16 7:08 PM

war laga soo xigtay Wariyaha lagu kalsoonyahay ee De Marzio Tababaraha kooxda Atletico Madrid Diego Simeone ayaa diiday dalab ay kooxda reer France ee PSG ka soo gudbisay si uu kooxda ula wareego xilli ciyaareedka dambe.

Wararka wararka ayaa  intas ku daraya in  milkiilaha kooxda PSG uu doonayo in uu la soo heshiiyo Tababarahan reer Argentine si uu kooxda u hogaamiyo xilli ciyareedka soo socda isaga oo doonay in uu shaqada ka tuuro tababaraha haatan kooxda Hogaaminaye ee Laurent Blanc.

waxa maalmihii la  la isla dhexmararyay in tababare Simone uu isaga tagi doono kooxda Atletico Madrid kadib markii kooxdiisu ku guuldaraystay in ay ku guulaysato champions league.

Sida laga soo xigtay Sky sport tababarahan ayaa iska diiday in uu u dhaqaaqo kooxda Boorso weynta ah ee PSG marka uu furmo suuqa kala iibsiga xagaagan.