Home » Ciyaaraha » Zlatan Ibrahimovic oo lashaaciyey Xiliga Manchester United heshiiska u Saxiixi doono?

Zlatan Ibrahimovic oo lashaaciyey Xiliga Manchester United heshiiska u Saxiixi doono?
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 4-06-16 6:15 AM

Kooxda Kubada Cagta Manchester United ayaa la ogaaday in ay ku dhawaaqi doonaan Heshiiska Weeraryaahnka dalka Swden ee Zlatan Ibrahimovic inta uusan bilaaban koobka yurub 2016.

Sky Sports ayaa sheegeysa in Weeraryahanka Weyn ee Zlatan Ibrahimovic in uu noqon doono Saxiixa koowaad ee Macalin Jose Mourinho Tan iyo Markii loo dhiibay Naadiga Man United.

Xidiga Zlatan Ibrahimovic oo ka soo dheeley Horyaalada Talyaaniga Spain iyo France ayaa waxa uu ka soo muuqan doonaa sida la leeyahay Horyaalka dalka England Maalmaha soo socda kahor koobka yurub 2016 ayaana uu Saxiixi doonaa heshiiska Manchester United.