Home » Arimaha Bulshada » 10 Wadan ee ugu Gaajeysan Dunida iyo Qaarada Madow meqo wadan ayaa ugu jirto (Somali) oo ah mid …………………….

10 Wadan ee ugu Gaajeysan Dunida iyo Qaarada Madow meqo wadan ayaa ugu jirto (Somali) oo ah mid …………………….
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 22-08-16 7:57 AM

Sanadka Kasta waxaa dib lo firiyaa wadamada aduunka ugu gaajeysan waxaana sanadkaan la soo saaray 10 wadan ee haatan ugu gaajeysan Dalkeyna Soomaaliya ayaa banaanka ka joogo 10 wadan ee ugu baahisan ama ugu gaajada badan waxaana mahad leh allah oo anaga dhigin wadamada aduunka ugu baahisan mid kamid ah .

Waa Hubaal in Somaliya tahay wadan rabshado badan balse waxaana ku fiican nahnay dhanka dhaqaalaha waxaa naga maqan kali waa nabad inta kale waan ku heysanaa dalkeyna wargeesyada ugu afka dheer dheer ayaa daabacay 10 wadan ee ugu faqiirsan dunida waxaaana kaalinka kowaad xirtay Democratic Republic of Congo oo ah wadan kamid ah qaarada madow Africa  kalinta labaad waxaa xirtay wadan asna ka tirsan qaarada madow Africa ee Zimbabwe .

Kaalin sedexaad waxaa ku jiro Burundi oo ah dal kamid ah isla qaarada Madow ee Africa 10 kaan  Wadan 9 Kamid ah waxa ee ku yalaan qaarada Madow ee Africa waxaana 10 ku ah wadanka Afghanistan .

 

 

10. Afghanistan

 

 

9. Madagascar – 

 

 

8. Malawi –

 

 

7. Niger – 

 

 

6. Central African Republic – 

 

 

5. Eritrea – 

 

 

4. Liberia – 

 

 

3. Burundi – 

 

 

2. Zimbabwe – 

 

 

1. Democratic Republic of Congo –