Home » Arimaha Bulshada » 10kaan Qodob Hadad Isku Aragto Xiliga Aad Lamaanahada La Joogto Waxaa Ku Haayo..

10kaan Qodob Hadad Isku Aragto Xiliga Aad Lamaanahada La Joogto Waxaa Ku Haayo..
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 20-08-16 4:46 AM

Qodobadaan hoos ku xusan waxeey kuu sahlayaan inaad si fudud ku ogaato qofka aad xiiseyneyso la kulankiisa inaad jeceshahay iyo inaad u jeceshahay si walaaltinimo..

  1.  Waxaad akhrisaa oo aad ku celcelisaa dhowr mar fariin qoraaleedka uu mobilka kugu soo diray/ama dirtay.
  2. Xaqiiqda waxey tahay markaad la socoto ayada/asaga in aad si tartiib ah oo cagajiid ah aad u soconeysid..
  3. Waxaad dareemeysaa xishood meel walbo oo aad la joogto ayada ama asaga.
  4. Mar weliba uu niyadaada kusoo dhaco ayada/asaga wadnahaada wuxuu bilaabaa qaraactan saaid ah..
  5. Marka aad dhageysaneysid codkiisa/codkeeda waaad iska dhoola cadeyneeysaa billaa sabab..
  6. Markii aad eegeysid ayada/asaga indhahaadu ma qabtaan dadka agagaarkiina joogo keliya waxa kuu muuqdo waa ayada/asaga.
  7. Waxaad is arkeeysaa mararka qaar adiga oo keligaa ah hadana dhoola cadeynayo markii aad xasuusato ayada/asaga.
  8. Inta aad akhrineysid fariintaan  somalistars.net hadii aad qof ka fikireysid qofkaasi waa qofka aad jeceshahay.
  9. Qofka aad jeceshahay wax walbo waad u sameyneysaa xumaantiisana waxeey kugu darsameysaa wanaagiisa.
  10. Numberkaan u danbeeyo akhristoow adigaan kuu dhaafay maxaad isku aragtaa oo calaamad ahaan ah kuuna xaqiijin karo inuu jaceyl ugub ah ku haayo…