Home » Dhacdooyinka » Waa Kuwee 10 ka Buundo ee ugu qaalisan Aduunka Xageese kaga yaalaan dunida

Waa Kuwee 10 ka Buundo ee ugu qaalisan Aduunka Xageese kaga yaalaan dunida
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 1-09-16 7:16 PM

Buundada (Bridge) waa dhismo loogu talagalay iney noqoto meel dadka ay kaga gudbaan biyo, sida Wabi, Dooxo, ama qeyb badda kamid ah oo lasoo jeexay, Buundada (Bridge) waxa ay dadka u sahashaa iney si fudud ku dhaafaan biyaha dushooda iyada oo aan taaban jirkood wax biyo ah.

Iyada oo taa jirto Maanta waxaan Shabakada Somalistars sida aad ugu barateen idin soo gudbin doonaa buundooyinka (Bridge) ugu qaalisan dunida iyo qiimaha lagu dhisay mid waliba.

Hadaba halkan hoose ka daawo Sawirada Buundooyinka iyo qiimaha lagu dhisayba

10. Chesapeake Bay Bridge ($778.3 Million):

Most Expensive Bridges

 

9. Tacoma Narrows Bridge ($827.7 Million):

Most Expensive Bridges list

 

8. Cooper River Bridge ($836.9 Million):

Most Expensive Bridges ranking

7. The George Washington Bridge ($1.1 Billion):

 

Top Suspension Bridges

 

6. Bay Bridge (Original) Oakland-San Francisco ($1.3 Billion):

 

longest bridges in the world

 

5. The Tsing Ma Bridge ($1.35 Billion):

 

Top 5 Most Expensive Bridges

4. The Yeongjong Grand Bridge ($1.9 Billion):

largest suspension bridge

 

3. Verrazano-Narrows Bridge ($2.4 Billion):

 

Top 3 Most Expensive Bridges

 

2. Great Belt Bridge ($4.4 Billion):

Top Ten Most Expensive Bridges in the World

 

1. Bay Bridge ($6.4 Billion):

Which is the Most Expensive Bridge in the World

 

Sr. No Magaca Buundada Meesha ay ku taalo Qiimaha (USD)
1 Bay Bridge San Francisco, California $6.4 Billion
2 Great Belt Bridge Storebælt, Denmark $4.4 Billion
3 Verrazano-Narrows Bridge  New York, United States $2.4 Billion
4 The Yeongjong Grand Bridge Incheon, South Korea $1.9 Billion
5 The Tsing Ma Bridge Tsing Yi, Ma Wan, Hong Kong $1.35 Billion
6 Bay Bridge (original) Oakland-San Francisco Oakland-San Francisco $1.3 Billion
7 The George Washington Bridge New Jersey, United States $1.1 Billion
8 Cooper River Bridge South Carolina, United States $836.9 Million
9 Tacoma Narrows Bridge Kitsap Peninsula, Washington state, United States $827.7 Million
10 Chesapeake Bay Bridge Anne Arundel County, Maryland, United States $778.3 Million