Home » Maanta » 20 Wadan ee ugu isticmaalka Badan Internet Soomaaliya Kaalintee ee ku jirtaa (warbixin)

20 Wadan ee ugu isticmaalka Badan Internet Soomaaliya Kaalintee ee ku jirtaa (warbixin)
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 9-08-16 11:28 AM

Sanad Kasta waxaa la soo saraa 20 Wadan ee ugu Isticmaalka Badan Internet Kaasi oo haatan dunida ka noqday mid la wada siticmaalo Sida la soo saray sanadkaan waxaa kaalinta Kowaad Xirtay Dalka Shinaha Dalkaani oo Dhamaan dadka ku nool waxa ee isticmalaan Internet waana dalka ugu isticmaalka Badan.

Dhanka Kale waxaa Kaalinta Labaad Xiratay  india taasi oo ah Meesha labaad ee logu isticmaal badan yahay Internet In kastoo India tahay dal Ee Ku Nool yihiin Dad Danyar ah Balse waxaa cad in ee ka soo jedaan Dad Aqoon sare u leh isticmaalka Internet Afrika Waxaa Internet isticmaal Badan Dalka Maser ama Egypt Waxaana oo Wadamada aduunka ugu jiraa  kaalinta 20 aad ee kala sareeynta Isticmaalka Internet ka.

Hoos Ka Aqriso 

top202016