Home » Arimaha Bulshada » 35 Jir Ku Hadlo 11 Luqadood Oo Kamid Ah Luqadaha Dunida Ugu Caansan.

35 Jir Ku Hadlo 11 Luqadood Oo Kamid Ah Luqadaha Dunida Ugu Caansan.
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 16-08-16 5:39 PM

Maqaalka “wake-up” hurdada ka kac,  oo lagu daabaco badanaa ku rumeeyo ama gaaro hadafgooda  ayaa ayaa todobaad kan waxaa lagu dabacay sheeko xiisa badan, taas oo lagu so bandhigay  nin 35 jir ah 11 luqadod ku hadlo.

ninkaan layiraahdo Luca Lampariello mar laweydiiyay sida ay suurtag ku noqotay in uu barto 11 luqad waxa uu ku jawaabay.

” Markii an la kulmo qaar kamid ah bulshada anigoo ku hadlaayo luqado badan si waliba fasiix ah, wey ila yaabaan waxay ina iweydiyaan sida an ku bartay ayagoo ilayaaban da’a an jiro iyo sida an ugu hadlaayo 11 luqada, kaliyah waxaan “dhahaa dadaalaa wa uu gaaraa” sababto ah waxan wan ku hami jiray, wax badan ayaan u dhafray anigoo adeegsanyo buugag waliba qaabaamuusyaal sido kale waxaan la kaashan jiray dad qabiir ah hadane wan gaaray hadafkeyga”.

Ugu danbeytiina, Dunidan hada la joogo waxa sahlan ma’ahan in qof uu barta 11 luqda iyo wax ka badan, laakiin waxbarshada luqadahaa kuma badan bulshada dadka barta in kabadan 3 luqad, 35jirkan ayaa noqoday isbuucan sheekada ugu xiisaha badan ee lagu daabaco jariidada WAKE-UP.