Home » Arimaha Bulshada » 6 Arimo Hadii aad ku aragto Fadlan ha guursan Gabadhaani (Wabixin)

6 Arimo Hadii aad ku aragto Fadlan ha guursan Gabadhaani (Wabixin)
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 21-07-16 8:05 AM

Ha moodin in Gabar yahey hadalkaan adiga kugu socda waxaanu anaga doneyna sida aan Dhalinta ugu celin laheyn Dumar Xun ee nolasha la qeybsanayaan Aduunka dadka jooga qof walba wuxuu jecel yahay in uu noqdo qof leh reer isaga u gaar ah kaas oo uu ku nasto ama uu ku raaxaysto

hadaba marka aad donayso in aad guursato gabadha waxaa lagaa rabaa in aad meelo badan wax ka eegto si aanaad ugu qaldamin gabadhan

halkan waxaan idinu soo gudbinayaaa lix qodob oo la doonayo in aad iska eegto intaanaad guursan ka hor : –

1- hadaad ku aragto balan ka bax badan ha guursan

2- xiliga haasaawaha ama sheekada hadaad ku aragto telephone badan oo soo dhacaya ha guursan

3-hadii aad gurigooda tagto oo aad aragto nadaafad daro ka leexo waa basari yee

4- hadii aad aragto iyadoo waalidka ku af celinaysa ka leexo waa caasi waalidayn ee

5- hadii ay ku way diiso lacag xiliga haasaawaha dhowr jeer waa mid aan u wanaagsanayn dhaqaalaha qoska ee mustaqbal ee ka baydh

6- hadii aad ku aragto salaad la aan ka leexo
reerka aad dhisi doonto uma wanaagsana iyo caruurta ay kuu dhali doonto ee.