Home » Ciyaaraha » Afar Cayaaryahan oo ku qasaartay imaanshihii Jose Mourinho ee Man United+Sawiro

Afar Cayaaryahan oo ku qasaartay imaanshihii Jose Mourinho ee Man United+Sawiro
Waxaa Qoray: Salman Abdullahi /////////// Taariikh: 5-10-16 9:02 PM

Kadib Markii loo Magacaabay Manchester United Macalinka Cusub ee kooxdaas Jose Mourinho ayaa Waxaa soo baxayey 4 Cayaaryahan oo lasheegay in ay dhibaato kala kulmeen inaashiyihii Ninkaan u dhashay dalka Portugal kaas oo aan dheelsiin inta badan.

Cayaartoydaan oo muhiim ka ahaa Manchester United ayaa markii uu yimid Waxa ay kagaleen Kursiga keydka Waxa ayna noqon waayeen dooqa Macalin Jose Mourinho,

Hadaba Waa kuwee 4 taas Cayaaryahan?

Michael Carrick

1

Wayne Rooney

2

Anthony Martial

3

Luke Shaw

4