Home » Arimaha Bulshada » AFRICAN NEWS Layaab : Nin Guursaday Hooyadiis Oo 62jir ah Kadib Markii Uu Awoowahiis Ka Doontay.!!!

AFRICAN NEWS Layaab : Nin Guursaday Hooyadiis Oo 62jir ah Kadib Markii Uu Awoowahiis Ka Doontay.!!!
Waxaa Qoray: Abdishakur Geesey /////////// Taariikh: 27-08-16 2:51 PM

Gudaha tuulo lagu magaacaabo “a sleepy village”ama tuulo hurdo ee dalka negeria, deegankasi aya waxaa ka dhacay aroos layaab leh kadib markii ay isguursadeen hooyo iyo wiilkeed waxaana naadir ah ama dhif ah in uu dhaco aroos nuucaas ah oo kale ah.

Mpthethi oo 28 sano jir ah ayaa guursaday hooyadiis oo 62 sano jir, wiilkan ayaa sheegay in uu guursaday hooyadiis, xaflada arooskan ayaa waxaa ka so qeyb galay dad gaarayo 200 oo qof.

 sido kale arooskan ayaa waxaa ka so qeyb galay awoowahiis dhalay hooyadiis ,waxaan uu ku dhawaaqay in wiilka ay tahay xaaskiisa hooyadiis

Ugu danbeyntiina, mpthethi ayaa arooska hooyadiis waxaa uu ku baxshay lacag waxaana uuna u doontay sidii gabar oo kale. Sida caadada ah ama dhaqanka uu yahay waxaa uu ka bixiyay xoolo, arintaan ayaa layaab ku noqotay dadka degan tuulada, arooskan ayaa noqday mid loogu hadal heynta badanyahay todobaadkan.