Home » Bollywood » Ajay Devgn iyo Rohit Shetty oo ka wada Shaqeyn Doono Filimka Golmaal Qeybtiisa 4aad iyo Xiligee Ayaa la Daawan donaa.

Ajay Devgn iyo Rohit Shetty oo ka wada Shaqeyn Doono Filimka Golmaal Qeybtiisa 4aad iyo Xiligee Ayaa la Daawan donaa.
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 15-07-16 5:45 PM

Xidiga Rer Bollywood Ajay Devgn iyo Director ROhit Shetty ayaa si mar labaad ka wada shaqeyn doono filimka qosolka badan ee Golmaal .

Filimkaan ayaa waxaa Horay u baxday Sedex Qeyb Golmaal, Golmaal Returns iyo Golmaal 3 haatan waxaa la sugayaa in oo soo Baxo qeybta Afaraad ee Filimkaan waxaana lagu magac Daray Golmaal Again.

 Ajay Devgn iyo Rohit Shetty ayaa maanta qabsaday Wargeesyada Ka Soo Baxo Dalka Hindi Waxaana la Filayaa in Labadaan ka Wada Shaqeyaan filimka la magac Baxay Golmaal Again .

Hogaamiye Ajay Devgn waxaa laga yabaa in ee Atriishad u Noqoto Deepika Padukone Madaama Atriishada Filimkaan loogu bartay Kareena Kapoor ee ledahay Uur Balse Si Sax Ah looma Xaqiiqin Cida Atriishad U noqon laheet Ajay Devgn.

Xiliga Oo Soo Bixi Doono filimkaan ayaa si rasmi ah daboolka Loogu qaaday waxaana la Daawan Donaa Diwali 2017