Home » Bollywood » Ajay Devgn oo ka hadlay Atariishada Kowaad ee Filimka Golmaal qeybtiisa 4aad Alia Bhatt Ama Deepika Padukone (Warbixin)

Ajay Devgn oo ka hadlay Atariishada Kowaad ee Filimka Golmaal qeybtiisa 4aad Alia Bhatt Ama Deepika Padukone (Warbixin)
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 9-08-16 10:59 AM

Kadib Markii La Xaqiijiyay in  Kareena Kapoor lagu arki doonin Kooxda Filimka Qosolka badan ee Golmaal Qeybtiisa 4aad oo haatan la filaayo in la sameyo Waxaa isoo taraayo Wararka sheegaayo in oo Ajay Devgn Deepika U Dooro Doono  Booska Kareena Kapoor .

Ajay waxaa ku adag sida oo kula dooran Laha Kareena Cusub taasi oo ah Alia Bhatt iyo Deepika Padukone Labadaan ayaa ah labo Atariisho oo Wacdaro ka dhigay filimada ugu Dambeyay ee Hogaaminayaan.

Sida laga soo xigtay mid kamid ah kooxda filimkaan oo hor kacaayo Ajay Devgn ayaa ah in Deepika Padukone Tahay Atariishada Kowaad Ee Filimkaan la wada sugaayo Dhanka kale waxaa soo baxaayo warar sheegaya in Alia Bhatt tahay qofta ugu dhaw ee booska Kareena Kapoor Buuxin Karta .

Alia Bhatt Waxa ee Booskaani ku heli Kartaa Labo siyaabo , Mida Kowaad In ee Deepika Padukone Tahay Qof aan Waqti u heyn Filimkaani Sameyntiisa Mida  Labaad In oo Ajay Devgn ka dhigto Atariishada Kowaad wayo Xidigaan waxa oo ka helaa Gabdhaha Yar Yar ( Da’da ee jirto oo ah Mid Deepika Padukone Ka Yar )

Ajay Devgn oo Mar wax laga weydiyay Arintaani ayaa ku jawaabay ”Waad La socotaan in aan haatan ku mashquul sanahay Soo saarida filimkeyga Cusub ee Shivaay Marka Arintaan dib ugu dhiga ani ayaa idin kale saari doono Atariishada Kowaad cida noqoneyso Deepika Ama Alia .