Home » Bollywood » Akshay Kumar oo Garaacay Rer Khans iyo Hrithik Roshan

Akshay Kumar oo Garaacay Rer Khans iyo Hrithik Roshan
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 1-09-16 9:03 AM

Akshay Kumar ayaa dhawaan keenay filimka xiisaha badan ee Rustom filimka xidigaan ahaa Waxa oo garaacay filimka la saarnay tiyaatarada ee oo Hogaaminayay Boqorka qoob ka ciyaarida Hrithik Roshan ee Mohenjo Daro.

 

Akshay Kumar ayaa Haatan noqday boqorka bollywoodka ee dalka Hindi kadib Markii ee filimadiisa suuqa lacago badan ka soo xareyeen Badanaa dadka ayaa yiraahdo In sedexda Khan yihiin aktarada ugu heysto bollywoodka Hindi balse taasi ayaa ah mid been ah .

 

Sababta oo Akshay Kumar ku noqday Aktarka ugu fican bollywoodka ayaa ah in xidigaan filimadiisa lala sugin Malmaha fasaxa waxaana rer Khan filimadooda baxaan Malmaha ciida si ee u kenaan lacago badan balse Filimada Akshay Kumar Mála sugo fasaxyada waana Sababta oo xidigaan ku noqday Aktarka ugu fican bollywoodka .

Rustom ayaa ah filimka ugu dambeyay ee hada oo keeno Akshay Kumar Waxaana oo garaacay filimka Mohenjo Daro oo Hogaaminayay Hrithik Roshan