Home » Bollywood » Akshay Kumar oo Mar Kale la shaqeyn doono Director Neeraj Pandey (Filimkee ayee ka wada shaqeyn donaan?) Warbixin

Akshay Kumar oo Mar Kale la shaqeyn doono Director Neeraj Pandey (Filimkee ayee ka wada shaqeyn donaan?) Warbixin
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 19-07-16 9:01 AM

Director Neeraj Pandey ayaa horay ugu sameyay Akshay Kumar Filimada Specian 26 Baby waxaana haatan la filayaa in ee labadaan Isla shaqeyaan Akshay Kumar ayaa la dhacsan la shaqeynta Director marna Maal galiye Neeraj Pandey .

Xanta ugu weyn ayaa ah in Akshay Kumar Filima oo sameyn doono Director ka noqon dooono ninka lagu magacaabo ee Shivam Nair Waxaan Maal Galin doono Neeraj Pandey Akshay Ayaa Boos muhiim ah ka jili doono waxaana filimkaan lagu arki donaa oo atariisho ka noqon doonto Taapsee Pannu.

28 Jirtaan  ayaa horay Akshay Kula soo shaqeesay filimka Baby haatan waxaa loogu fadhiyaa in ee mar kale la shaqeyso Boqorka Shactarada ee Bollywood Akshay kumar .

Duubista Filimkaan ayaa bilaaba doonto Bisha August ee maalmo Yar Naga Xigaan wili lama shaacin waqtiga la daawan doono.

Akshay Kumar ayaa haatan isku diyaarinaayo Daawashada  filimkiisa Rustom kaasi oo  soo baxaayi doono 12 August 2016