Home » Bollywood » Arjun Kapoor oo Hambalyo Hawada U Marsiyay Ranveer Singh Iyo Deepika Padukone.

Arjun Kapoor oo Hambalyo Hawada U Marsiyay Ranveer Singh Iyo Deepika Padukone.
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 17-07-16 12:05 AM

Kadib markii ee soo baxeyn warar shegaayo in Sanadka Dambe is guursan donaan Labada Lamaane ee caanka ka ah Bollywoodka Ranveer Singh iyo Atriishada laga Daba dhacay Deepika Padukone Ayaa waxaa U hambalyeyay Qaar kamid ah Aktarada Bollywoodka.
Ranveer Ayaa qof kasta oo Bollywoodka ka tirsan la ah Saaxib Balse Xidigaan Ayaa waxaa oo saaxib Ama Walalkiisa oo kale u U dhaqaleyaa Aktarka Filimka Ki & Ka Arjun Kapoor Labadaan Xidig Ayaa ah Saaxibo isku dhaw ee Bollywood .
Arjun Kapoor Ayaa u hambalyeyay Ranveer iyo Deepika inta oo San dhicin Guurkooda kaasi oo la filaayo in oo dhaco Sanadka Dambe. Waxaana Sugnaa Guurks Ranveer iyo gacalisadiisa .