Home » Arimaha Bulshada » Asma Love oo ka Hadashay Cayda ee u geesatay Dadka Rer Xamar

Asma Love oo ka Hadashay Cayda ee u geesatay Dadka Rer Xamar
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 30-07-16 10:17 PM

Asma Ahmed Ismail Asma Love ayaa Xaqiijisay in Iyada ee san eheyn Cida Ka Dambeesay Cayda lagu soo qoray Barta Page ee ku ledahay Facebook Inantaani ayaa sheegtay in Page Keeda La Jabsaday Balse Haatan dib gacanta ugu dhigtay.