Home » Hollywood » Booliska Magaalada Los Angeles oo u hub qaatay Guriga Fanaanka Chrish Brown.

Booliska Magaalada Los Angeles oo u hub qaatay Guriga Fanaanka Chrish Brown.
Waxaa Qoray: Salman Abdullahi /////////// Taariikh: 31-08-16 9:50 AM

Fanaanka Rer Amerika Chris Brown waxaa gacanta ku dhigay Ciidamada Magaalada Los Angeles Xdigaan waxaa xalay gurigiisa ku soo weeraray ciidamada Booliska ee Magalaada Los Angeles Kadib markii ee Haweeney diriskiisa ah wacday 911 kaasi oo ah Lambarka emergency sida .

Haweeneydaan ayaa waxa oo xidigaan ku qabtay sida ee sheegtay Biskoolad sida ee sheegtay Balse Chris ayaa arintaasi ka biyo diiday Ciidamada Booliska ayaa goobta soo gaaray waxaana ee guriga u garaceyn Chris lakin xidigaan ayaa furi wayay  gurigiisa .

Ciidama Booliska ayaa waxa ee sheegeyn in ee in badan guriga Chris banankiisa  jogeyn inta ee ka helayaan Amar ee ku jibin lahayeen guriga xidigaan ugu dambeyntii Chris ayaa furay albaabka waxaana ee ciidama bareyn guriga xidigaan .

Chris oo saxaafada la hadlayay ayaa sheegay in oo hurdayay kadib ka war helay guuxa helicopterada ee Ciidama Booliska adeegsanayeen  .

Chris ma ahan markii ugu horeesay ee boolis soo daba galaan si loo baaro waxaana la hadal hayaa in xidigaan isticmaalo Darooga ,