Home » Ciyaaraha » Cristiano Ronaldo oo sawir iyo Fariin isgu soo raaciyay Taageerayaashiisa {Maxa Ku Qoron}

Cristiano Ronaldo oo sawir iyo Fariin isgu soo raaciyay Taageerayaashiisa {Maxa Ku Qoron}
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 17-07-16 12:47 AM

Xidiga kooxda Real Madrid iyo Xulka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa Taageerayaashisa baraha bulshada Waxa uu lawadaagay sawir isaga iyo Rerkiisa oo dalxiis ku  qadanaayo  Ibiza Waxaana uu Xidigaan  ku soo  qoray in uu aad ugu Faraxsanyahay  Taageerayaashii ugu hambalyeeyey Guushii dalkiisa ee koobka yurub 2016 la gaaray .

Ronaldo ayaa Xulkiisa u qaaday Koobka Yurub 2016 kaasi oo ka qaaday Xulka Soo dhaweynayay Koobkaas ama gurigooda lagu dhigayay ee France Sawirka Ronaldo oo soo dhigtay waxaa ka maqneyn wiilkiisa Yar .

Xidigaan ayaa seegi doono Dhamaan Kulamada Ee Real Madrid ee Istijaabinta iyo Kulanka ee ku dhici doono Sevilla Koobka Super Cupka Yurub

 

14686722443332