Home » Arimaha Bulshada » Daawo Dalka Uganda waxaa laga xusay maalin loogu magac daray “Maalinta Mataanaha (Twins Day)

Daawo Dalka Uganda waxaa laga xusay maalin loogu magac daray “Maalinta Mataanaha (Twins Day)
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 29-08-16 12:58 PM

Ma ahan arin ku cusub dalka Uganda in laga xuso maalinta ee ugu magac dareyn maalinta mataanaha Dadka rer Uganda ayaa aminsan in maalintaas tahay malin u gaar ah mataanayaasha wada dhashtay waxaana la arkayay ayaga oo soo xiranaayo dhar isku nuuc ah  Mataanayaasha ayaa hal goob iskugu imanaayo Ayaga oo Halkaasi ku soo bandhigaayo Cayaaryo kale duwan .

Wadanka kasta waxa oo leyahay mataano wada dhashtay labo ama sedex mataano sida wadamada kale logu xiseyo maalinta mataanaha si ka daran  ayaa wadanka Uganda Logu xiyesaa Hadaba Aqriste Daawo muqaalka ugaaar ah Malinta Mataanayaasha Ee lagu xusay Dalka Uganda.