Home » Ciyaaraha » Daawo Goolkii Dhawalka Ahaa Ee Zlatan Ibrahimovic Uu Ka Dhaliyay Kooxda Galatasaray.

Daawo Goolkii Dhawalka Ahaa Ee Zlatan Ibrahimovic Uu Ka Dhaliyay Kooxda Galatasaray.
Waxaa Qoray: Cabdu Wahaab Axmed Cali /////////// Taariikh: 31-07-16 7:25 PM

Weeraryahanka kooxda Manchester United Zlatan Ibrahimovic ayeey ku qaadatay inuu shabaqa soo taabsiiyo goolkiisa ugu horeeya ee kooxdiisa cusub Man Utd waxaana uu dhaliyay gool cajiib ahaa kaas oo uu ku dhaliyay Labada Lug ama Dhawal taas oo keentay in ay dad badan ka dawadaan barta You Tube ka.

Galatasaray ayeey 5-2 kaga adkaadeen kulankooda Saddexaad ee saaxiibtinimo waxaana kulankiisa ugu horeeyay  kasoo muuqday xiddiga Reer Swedan Zlatan Ibrahimovic kaas oo ka dhaliyay Kooxdan goolkiisa ugu horeeya ee kooxda ka dhisan garoonka Old Trafford.

Hadaba Daawo goolka Ibrahimovic ee kulankii Galatasaray.