Home » Bollywood » Daawo Heesta filimka Raaz oo Hogaaminaayo Emraan Hashmi

Daawo Heesta filimka Raaz oo Hogaaminaayo Emraan Hashmi
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 20-08-16 11:35 AM

Boqorka Baahshida iyo Bashaalka Emraan Hashmi ayaa waxaa oo shaaca ka qaaday heesta filimkiisa  Raaz ee Lo Maan Liyaa heestani oo ah mid jacel ayaa waxaa qaaday Fanaanka Jeet Ganguli waxaana qoray Kausar Munir.

Heestaani ayaa ah mid jacel waxaana lagu daawan donaa filimka oo Hogaaminaayo Emraan Hashmi ee Raaz Waxaana filimkaani lagu arki donaa Kriti Kharbanda iyo Gaurav Arora 16 Bisha nagu soo aadan ayaa la daawan donaa filimkaani.