Home » Ciyaaraha » Daawo: Luke Shaw oo bilaabay barashada wadista Gawaarida nuuca raaxada ah

Daawo: Luke Shaw oo bilaabay barashada wadista Gawaarida nuuca raaxada ah
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 29-08-16 10:32 AM

Daafaca u dhashay dalka Ingiriiska Luke Shaw ayaa kasoo kabtay dhawaan dhaawac halis ahaa kaas oo kasoo gaaray kulankii ay kooxdiisa Man United kula ciyaartay kooxda PSV magaalada Eindhoven ee dalka Holland kulankaas waxa uu ka tirsanaa wareega group yada koobka horyaalada Yurub nuqulkiisii tagay.

Shaw ayaase bandhig wanaagsan ka sameynayo xilliga la joogo kooxda uu ku duulo macalin Jose Mourinho waxa uuna booska kala baxay daafaca u dhashay dalka Argentina Marcos Rojo.

Shaw ayaase bilaabay sida lagu xusay wargeyska ugu carabka dheer dalka Ingiriiska ee Daily Mail barashada wadista gawaarida nuuca loo yaqaan Range Rover.

Halkan ka daawo sawirada Shaw oo baranayo wadista gaariga

Luke Shaw takes his matte Range Rover out for a spin as he carries on learning how to drive

 Allardyce's assistant Sammy Lee went to check on Shaw at the KCOM Stadium on Saturday