Home » Dhacdooyinka » Daawo Maxaa dhici doono hadii aan qeyb yar oo dab ah dhex dhigno baraf meel Yaali (Muuqaal kaa yaabin doono).

Daawo Maxaa dhici doono hadii aan qeyb yar oo dab ah dhex dhigno baraf meel Yaali (Muuqaal kaa yaabin doono).
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 9-07-16 1:30 PM

Sida aan caadiyanba ka warqabno Biyaha iyo Dabka waxa ay isku yihiin lid (caksi) waxaana ognahay in hadii dab nool lagu shubo biyo inuu durbadiiba Baqtinayo (Dhimanayo).

Hadaba waxaan idin heynaa maanta oo aan dooneynaa inaan idin soo bandhigno muuqaal aad la yaabi doontid kaasoo ka badalan suuradii aad horey u taqaanay.

Hadaba hadii aad horey u arki jirtay Biyo dab daminayo maanta arag sida uu noqonayo marka Cad baraf lagu rido Biyo.

Halkan hoose ka daawo Muuqaalka Yaabka badan