Home » Dhacdooyinka » Daawo Muuqaal: Dagaal xoogan oo dhax maray Hoomboro iyo haweeney

Daawo Muuqaal: Dagaal xoogan oo dhax maray Hoomboro iyo haweeney
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 11-08-16 2:43 PM

Haweeney u dhalatay dalka Mareykanka oo dalxiis u aaday Orlando ayaa kala soo kulantay dhacdo la yaab leh kadib markii ay booqatay Barkad ku taal halkaasi.

Haweeneydan oo qeyb ka aheyd raxan dad ah oo daawanayey xawayaan badeedka loo yaqaan hoomboro (Dolphin) kaas oo caan ku ah madaaleynta iyo mashquulinta dadka ku hareereysan barkadda lagu dabaasho.

Balse dhacdada ugu yaabka badan ayaa aheyd in xayawaan badeedka Hoomboro da (Dolphin) uu dhac u geystay haweeneydan isaga oo ka dafay iPad kii ay ku duubeysay.

Halkan Hoose ka daawo dagaalka Haweeneyda iyo Hoomboro da(Dolphin) ka.