Home » Ciyaaraha » Daawo Muuqaal: Gool Nuucee ah ayuu dhaliyey Alex Oxlade Chamberlain kulankii kooxdiisa wajahday Chivas

Daawo Muuqaal: Gool Nuucee ah ayuu dhaliyey Alex Oxlade Chamberlain kulankii kooxdiisa wajahday Chivas
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 1-08-16 1:02 PM

Kooxda Arsenal oo sidoo kale kamid ah kooxaha ciyaaraya kulamada Xagaa baxa kaas oo ay isugu diyaarinayaa xilli ciyaareedka xoogan ee inagu soo fool leh waxa ayna guul ka gaartay dhigeeda Chivas kulan ay sedex gool iyo gool ku kala baxeen

Ciyaaryahanka qaatay dhalashada dalka Ingiriiska Alex Oxlade Chamberlain ayaana kamid ahaa ciyaaryahanadii soo taabtay shabaqa xilli uu xidigan garoonka ku muujiyey awoodiisa isaga oo u bandhigay macalinkiisa Arsene Wenger inuu yahay ciyaaryahan wax ku ool ah.

Halkan Hoose ka daawo goolka cajiibka ah ee uu dhaliyey Alex Oxlade Chamberlain.