Home » Dhacdooyinka » Daawo Muuqaal Murugo leh: Eey ka taqalusay afar Mas nuuca Kobra loo yaqaan

Daawo Muuqaal Murugo leh: Eey ka taqalusay afar Mas nuuca Kobra loo yaqaan
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 30-07-16 4:02 PM

Qoys ku nool kuufurta dalka Hindiya ayaa waayey eey waardiye u ahaa kadib markii uu eygaas geeriyooday isaga oo ka difaacayo Masas weerar kusoo qaaday reerkaas.
Abaare 10 kii barqanimo ayey qoyskaan la kulmeen meydka eygooda oo yaala meel aan sidaas ugu fogeyn gidaarka hore ee gurigooda.

Halkan Hoose ka daawo Muuqaalka