Home » Dhacdooyinka » Daawo Muuqaal: Nin waashay kadib markii ay bisadiisa u keentay Dooli Nool.

Daawo Muuqaal: Nin waashay kadib markii ay bisadiisa u keentay Dooli Nool.
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 7-08-16 1:29 PM

Nin reer Florida ayaa soo dhiga boggiisa bulshada Muuqaal kadib markii ay mukulaal (Bisad) uu isaga leeyahay u keentay Doolli Nool.

Muuqaal kan lasoo dhigay Bogga Twitter ka ayaa muujinayo Mukulaal (Bisad) keeneysa guriga ninka lagu magacaabo Nick Miller Dooli nool.

“Nala maxaad heysaa?” Ayuu weydiiyey Bisadiisa kahor inta uusan ogaan in xayawaanka ay afka ku wado uu nool yahay.

Waxa uuse u muuqday Doolligan mid dhaawacan, waxa uuna ku dhaawacmay xilli uu islahaa ka baxso Bisadan weerarka ba’an kusoo qaaday.