Home » Ciyaaraha » Daawo Own goal kii (Otareetadii) ugu yaabka badneyd sanadkan oo maanta la iska dhaliyey

Daawo Own goal kii (Otareetadii) ugu yaabka badneyd sanadkan oo maanta la iska dhaliyey
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 21-07-16 5:33 PM

Wallow aysan weli bilaaban kulamadii horyaaladda hadana waxa ay kooxaha qaar ciyaar kulamo saaxiibtinimo kuwaas oo ay isugu diyaarinayaan xilli ciyaareed yada bilaaban doono bisha August sida ugu badan horyaalada Yurub.

iyada oo ay jirto midaa ayaa hadana waxaa soo baxayo durba xiiso ay yeelayaan kulamada qaar iyada oo la diiwaan gelinayo dhacdooyin la yaab leh.

Goolhaye goolka u ilaaliyo kooxda Minnesota United Sammy Ndjock ayaa u muuqda mid iska dhaliyey goolasha la iska dhaliya (Own Goals) mid ugu cajiibka badan xilligaan ama sanadkan.

Ciyaar xiiso badan oo u dhaxeysay kooxda Bournemouth oo ka socota kana mid ah kooxaha Ingiriiska iyo kooxda Minnesota United, waxa ayna ciyaartaas kusoo idlaatay 4-0 oo ay guusha ku raacday kooxda reer ingiriiska ee Bournemouth

Hadaba Halkan hoose ka daawo goolka cajiibka badan ee uu iska dhaliyey goolhayahan u dhashay dalka Cameroon

1 2 4 5

Goos Gooska Halkan ka daawo