Home » Dhacdooyinka » Daawo Sawirada Gabadha ugu yar uguna caalamka Xagee ku nooshahay Imise sano ayeyse jirtaa (Warbixin)

Daawo Sawirada Gabadha ugu yar uguna caalamka Xagee ku nooshahay Imise sano ayeyse jirtaa (Warbixin)
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 18-07-16 7:15 AM

Taariikhda marba waxbey ina soo xusuusisaa, maanta waxa aan dooneynaa inaan halkan idinkugu xusno oo aan idin kugu soo gudbino mid kamid dhacdooyinka ugu yaabka badan.

Dhacdadan waxa aan idin kugu soo gudbin doonaa muuqaalka Gabadha ugu gaaban dunida.
Hadaba inantan ugu gaaban dunida waxa ay ku nooshahay oo ay kasoo jeedaa dalka Hindiya, Magaceedu waa Guutii.

Gabadhan da’deeda waa 18 Sano jir dhirikeedu waa 1 fiit iyo 11 Inch.

Sawirada aan halka hoose idinkugu soo bandhigeenu waxaa laga qaaday iyada oo 14 sano jir ah.

Halka hoose ka daawo Sawirada Inanta ugu gaaban caalamka.

1 2 3