Home » Arimaha Bulshada » Daawo Sawirkii ugu Horeyay ee Asma Love so bandhigto iyada iyo Axmed Wali Furinle Tani iyo Markii oo Nimco Dareen Guursaday +sawiro

Daawo Sawirkii ugu Horeyay ee Asma Love so bandhigto iyada iyo Axmed Wali Furinle Tani iyo Markii oo Nimco Dareen Guursaday +sawiro
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 29-07-16 9:31 AM

Inanta Maseerka Raaxada ka Qaaday Asma Love ayaa soo bandhigtay Sawirkii ugu horeyay  iyada iyo Saaxibkeyda Axmed Wali Furinle tan iyo markii oo la aqal galay Fanaanada Caanka ah ee Nimco Dareen .

Asma Love iyo Axmed Wali Waxaa ka dhaxeyay Xiriir Soo Jireyn ahaa Tan iyo Markii ee Gabadhaani ku soo biirtay Fanka Asma Ayaa wayaahaan dambe maseer la kacsaeyd waxa ee Aflagaado u geysatay Dadyow aan waxba ka galabsan .

Aqriso Maseerka Asma Love

13681019_329159284082250_1132442520128348120_n