Home » Arimaha Bulshada » Daawo Sawiro: Weligaa maku fikirtay iney jiraan guryo u dhisan qaabkan oo kale (Wax kaa yaabin doono).

Daawo Sawiro: Weligaa maku fikirtay iney jiraan guryo u dhisan qaabkan oo kale (Wax kaa yaabin doono).
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 19-08-16 2:20 PM

Guriga waa mid kamid waxyaabaha aadanaha daruuriga u ah noloshiisa, waxa uuna qeyb libaax leh ka qaataa in banii’aadamka uu kaga duwanaado xayawaanka, waayo guriga waa halka ay dadku ku nastaa, waana halka ay gabaad ahaan ugu dhigtaan.

Hadaba maanta waxaan idin soo gudbin doonaa hadii aynu nahay bahda Somalistars Guryaha aynu isleenahay waa kuwa ugu yaabka badan ama ugu qariibsan.

1

Gurigan ma’aha mid lagu socon karo si qaawan, Gurigan waa guri dhismihiisa oo idil ay ka kooban yihiin Dhalooyin iyo muraayado, waxa uu noqday midkii ugu horeeyey oo nuuciisa oo kale laga hir geliyo dunida aynu ku noolnahay

2

Gurigan oo ah guri nuuciisa uu yahay mid lala yaabo, waxaa gurigan ahna Hotel loo dhisay qaabka Eeyga oo kale, waxa uuna noqday sida aan horey idinkugu sheegnay mid kamid guryaha ugu yaabka badan dunidan.

3

Maanta dunida ayaa noqotay mid la isugu faano dhismooyinka iyo walxaha kale oo ay dadka sameeyaan, Hadaba gurigan ayaa kamid noqday walxaha lagu faano midka ugu macquulsan, Gurigan ayaa leh sida lagu xusay Pintreste 1000 Daaqad (Kun dariisho).

Halkan hoose ka daawo Sawirada guriyaha kale 

4 5 6 7 8

101112131617

20 21 22