Home » Dhacdooyinka » Daawo: Subxaana allaah Muuqaal Kalluun u duulayo sida shimbirka oo kale

Daawo: Subxaana allaah Muuqaal Kalluun u duulayo sida shimbirka oo kale
Waxaa Qoray: admin /////////// Taariikh: 29-07-16 9:42 AM

Dunida aynu ku nool nahay waxaa maalin waliba aynu ku aragnaa qeyb kamid mucjisooyinka rabaaniga ah ee Allaah SW ugu tala galay inaan ku cibro qaadano, Allah waxa uu inagu dareensiiyaa Mucjisooyinkan awoodiisa.

Kalluunka duula waa nuuc kamid ah kaluunadda caadiga ah ee aan garaneyno, waxa ayna cadeyneysaa awooda alle SW, Kalluunkan ayaa leh baalo (Garbo) sida shimbiraha oo kale kuwaas oo awood u siinayo inuu u duulo sida uu doono.

Hadaba halkan hoose ka daawo Sawirada iyo Muuqaalka Kalluunka Duula

Kalluun Kalluuun Kalluuuun

 

Daawo Nuuc kalle oo kalluun duulayo ah