Home » Bollywood » Rasmi: Deepika oo Si Cad ugu Hadashay Guurka iyada iyo Ranveer Singh iyo in Wax ka jiraan Uurka ee u ledahay

Rasmi: Deepika oo Si Cad ugu Hadashay Guurka iyada iyo Ranveer Singh iyo in Wax ka jiraan Uurka ee u ledahay
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 22-07-16 7:02 AM

Quruxleyda rer Bollywood Deepika Padukone oo caan ka ah shaashadaha waa weyn ayaa ka dhawaajisay hadal ee la yaaabeyn Dhamaan Tageeraheyda Deepika ayaa waxaa la og yahay in oo xiriir Jacel kale dhaxeyo ninka Shactarada Badan ee Ranveer Singh.

30Jirtaa ayaa lagu Xamanaayay in ee Uur u leedahay Aktarkaas Balse arintaas waxa ee ku tilmaamtay mid been ah aan sal iyo raad leheyn sido Kale Mrs Padukone ayaa  ka hadashay Wararka shegaayo in iyada iyo Ranveer is guursadeen ama gordhaw is guursan donaan waxa ee tiri, “waxaan u maleeyaa tani waa fursada aan ku cadeyn lahaa warkaas,majiro qorshe dhawaan aan ku guursanayo.

Halkaan ka soo yeeray Deepika waxa oo niyad jab ku noqday dhamaan Tageerada Xidigtan kuwaas oo u maleenayay in inantaani aqal gali rabto Wararkaani ee Deepika Ka Dhawaajisay ayaa waxaa looga shakiyay in Gabadhaani iyo Ranveer Dagaal ka dhaxeeyo balse waxaaba sugnaa wixii warar ah ee ka soo baxo labadaan Lamaane .

Deepika ayaa haatan ku howlan sida ee u soo saari laheet filimkeeda Hollywoodka ah ee xXx: The Return Of Xander Cage kaasi oo la daawan doono  January 20, 2017