Home » Arimaha Bulshada » Dalka mareykanka oo cadeystay inuu yahay dalka ugu horeeya dhan waliba (Daawo arin la yaab leh oo ay dunida kusoo kordhiyeen)

Dalka mareykanka oo cadeystay inuu yahay dalka ugu horeeya dhan waliba (Daawo arin la yaab leh oo ay dunida kusoo kordhiyeen)
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 8-08-16 10:07 AM

Ardayda Jaamacada Ohio Xavier ayaa dhadhamiyay markay Kusoo noqdeen kambaska Iskoolkoodu waa Kan Ug Farxada badan maxaa yeelay waxay yeesheen “Pizza atm” ugu Horeeyay Dalkoo dhan.

Mishiinkan wuxuu shaqeeyaa 24saac,mana helo maalin nasasho ah wuxuu shaqeeyaa 7da maalin ee isbuuca,Cincinnati ayaa soo warisay in Pizza 12inch ah lgu iibsan karo 9$ oo keliya,shaashadana laga dooran karo Nooca aad doonayso,

Sadex daqiiqad gudahooda waxaa kuusoo baxaya Pizzada aad dalbatay oo Fresh ah oo Box kujirta,halkii mar waxa lagu kaydiyaa mishiinkaani 70 xabo oo pizza ah, laakiin Ardada waxay heli karaan dooq kale oo ah Domino’s.

Maamulayaasha iskoolka iyo Dadka uqaabilsan ardada dhanka dhadhanka ayaa aad u amaanay “Waa pizzadii iigu wanaagsanayd aan waligeey cuno”Jannifer piotty oo ah Madaxa suuq Gaynta ayaa sidaas sheegay.

Pizza atm-kaan waxaa soo iqtiraacay shirkad Faransiis ah,ilaa 14sano ayay aduunka oo dhan ka shaqaynaysay.
Jaamacada marka la keenayna aad baa loola dhacay.

CodgOVBXgAACoDW

CoyS4d0XYAId3e2

Co8q-T5WgAAVVMO

Co8oYNJWYAAFV_0