Home » Bollywood » Dishom oo manta la daawan Doono iyo Xiisaha Goonida oo filimkaan leeyahay (Warbixin .)

Dishom oo manta la daawan Doono iyo Xiisaha Goonida oo filimkaan leeyahay (Warbixin .)
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 29-07-16 7:06 AM

Maanta Waxaa Tiyaarada  laga daawan donaa filimka ee Ku Kulmayaan Aktaro Caan ah ee Dishoom  filimkaan ayaa in mudo ah howl laga wayay ugu dambeyntii Waa oo soo gab gaboway Varun Dhawan Iyo John Abraham ayaa filimkaani si aan caadi eheyn ugu shaqeynaayo .

Dishoom Manta ayuu Tiyaatarada Saaran yahay Waxaana lagu qiyaasayaa in oo Noqdo Filim Guul soo xareyndoono  Balse wili waxaa Tiyaarada heysto filimka Sultan iyo filimka Inkaarta ku Dhacday ee Great Grand Mast 2 .

Filimkaani ayaa lagu wadaa in oo manta u furto wiji wanaagsan Madaama ee Aktaro caan iskugu yimadeyn .

Xiisaha Goonida oo leeyahay filimkaani ayaa ah in qeybo kamid ah lagu jilay Africa Soonoqoshada Aktarka Caanka ah ee la wayay  Akshay Khan Bandhiga Jacqueline Fernandez Iyo Parineeti Chopra  Wada Shaqeynta John Abraham Iyo Varun Dhawan Doorka oo Akshay Kumar ku  jilaayo qeyb kamid ah filimkaani .

Waxaaba Sugnaa Malintiisa Kowaad inta oo soo xareeyo  Dishoom