Home » Ciyaaraha » Drake oo helay Maaliyad oo u soo diray Paul Pogab Waana Maaliyada Kooxda …………………………………..

Drake oo helay Maaliyad oo u soo diray Paul Pogab Waana Maaliyada Kooxda …………………………………..
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 6-08-16 9:54 AM

Drake ayaa eheyn qof sidaas loogu aqoon kubada Cagta Balse Xidigaan ayaa ah Xidig Fanaan ah lagana  garanaayo Daafaha Caalamka Wiilka Rer America ayaa horay logu arkay asiga oo Xiran Maaliyadaha  Arsenal Iyo Liverpool Haatan  waxa oo helay Maaliyada Paul Pogba.

Sida ee Qoreyn Wargeesyada Ka soo baxay America ayaa sheegaya in Xidigaan uu helay Maaliyada Paul Pogba Marka ee maqleyn Taageeraha Paul Pogba waxa ee is wediyeen Maaliyada Juventus mise  Maaliyada Manchester United .

Waxaa Xaqiiq ah In Maaliyada oo Helay Drake ee Paul Pogba u soo diray in ee tahay Mid Juventus ah Pogba waxaa lala xiriirinayaa in oo ku biiri doono Kooxdiisa Horay ee  Manchester United .