Home » Arimaha Bulshada » Fanaanada Caanka ah ee Nimco Dareen oo Taageerayaasheeda Shakiga Ka Saartay ‘’Salaan Toos ah Xaajigeeda Axmed Furinle’’

Fanaanada Caanka ah ee Nimco Dareen oo Taageerayaasheeda Shakiga Ka Saartay ‘’Salaan Toos ah Xaajigeeda Axmed Furinle’’
Waxaa Qoray: Salman Abdullahi /////////// Taariikh: 20-08-16 5:02 AM

Labadaani Lamaane ayaa aqal galay bishii aan soo dhaafnay waxaana liisla dhaxmarayay in wararkaasi yihiin kuwa been ah balse ugu dambeyntii Nimco Dareen ayaa shaaca ka qaaday in Axmed Wali Furinle yahay Ninkeydii.

Nimco Dareen ayaa Shakiga ka saartay Taageerayaasheeda kuwaasi oo ku murmaayay in ee arintaas been tahay Waana markii labaad ee Nimco Dareen shaaca ka qadeyso in Axmed Wali Furinle yahay Ninkeyda kadib Markii ee la aqal gashay .