Home » Bollywood » Filimka Emraan Hashmi iyo Ajay Devgn oo Duubis ku Bilaawatay iyo Warbixin inta filim ee isla keneyn Ajay iyo Emraan……

Filimka Emraan Hashmi iyo Ajay Devgn oo Duubis ku Bilaawatay iyo Warbixin inta filim ee isla keneyn Ajay iyo Emraan……
Waxaa Qoray: Mohammed Abdirahman Omar /////////// Taariikh: 24-08-16 9:41 AM

Labadaan Aktar waxa ee kamid yihiin aktarada laga xiseeyo Gudahah Bollywoodka Emraan Hashmi iyo Ajay Devgn ayaa isla soo wado filim aad u xiisa gilin doono dhamaan Taageyrada labadaan Aktar .

Emraan Hashmi ayaa door ka dheeli doono filimka Baadshaho door Muhiim ah kaasi oo ah door Askari Halka oo Ajay Devgn ku dheeli doono Doorka Laadar Nimo Waana xogta ugu muhiimsan ee laga helay filimkaani xiisaha goonida leh .

Dubista filimkaani ayaa si rasmi ah u bilaawatay waxaana doorka Atariisho ka dhaleyso quruxleyda Ileana D’Cruz Baadshaho ayaa ah filim xiiso yeelan doono

Hadaba Aqristi Mala socotaa in filimkaan eheyn kii ugu horeyay ee Ajay Devgn iyo Emraan Hashmi isla keynaan Waxaa horay ee u keneyn labadaani Aktar Filimada Once Upon A Time In Mumbaai kaasi oo baxay 2010 waxaana oo filimkaani ahaa  mid Hindi ah,  Dil Toh Baccha Hai Ji ayaa asna baxay sanadka 2011 waxaana oo ahaa Mid Hindi ah Filimka Power ayaa asna baxay 2013 sido kale filimkaani ayaa ahaa mid Hindi ah .

Ajay iyo Emraan ayaa qabsan doono sanadka 2017 Bollywoodka waxaana filimkaani la daawan donaa 12 May 2017